Mahadooy mahadooy Your my life my love I can’t imagine life without you Qurux badanidaaye Qiimo weynidaaye Qalbiguna ku jecelaa Qowl kaagu waa dahab Aan la quuri karin Ala qaalisanidaa Kaa doortay qeyrkaa mahadooy Laabteyda kugu qoray Ila qeybso noolasha Kalgaceylka ila haay I love you mahadooy More than you will ever know I love like like a love song Dhabweeye caashaqeyguye Intaad daranteed u moodo Xaqiiqada yeey ku dhaafin Dhabweeye caashaqeyguye Intaad daranteed u moodo Xaqiiqada yeey ku dhaafin
A zene stílusa
Indie Pop, Pop, Joy, Romantic, Male Voice, 120-160 BPM