Qurux badanidaaye

1281

Music Created By Said Mohamed With Suno AI

Qurux badanidaaye
v4

@Said Mohamed

Qurux badanidaaye
v4

@Said Mohamed

Lyrics
Mahadooy mahadooy
Your my life my love
I can’t imagine life without you
Qurux badanidaaye
Qiimo weynidaaye
Qalbiguna ku jecelaa
Qowl kaagu waa dahab
Aan la quuri karin
Ala qaalisanidaa
Kaa doortay qeyrkaa mahadooy
Laabteyda kugu qoray
Ila qeybso noolasha
Kalgaceylka ila haay
I love you mahadooy
More than you will ever know
I love like like a love song
Dhabweeye caashaqeyguye
Intaad daranteed u moodo
Xaqiiqada yeey ku dhaafin
Dhabweeye caashaqeyguye
Intaad daranteed u moodo
Xaqiiqada yeey ku dhaafin
Style of Music
Indie Pop, Pop, Joy, Romantic, Male Voice, 120-160 BPM

You Might Like

Cover of the song word
v4

Created By ABDELHADI BOUDJELLAL With Suno AI

Cover of the song Alguma
v4

Created By Shinayder da silva With Suno AI

Cover of the song Серпневий день
v4

Created By Юлия Бережная With Suno AI

Related Playlist

Cover of the song ليه بخاف
v4

Created By وليد ضيف With Suno AI

Cover of the song زامل
v4

Created By شكيب Alhosam With Suno AI

Cover of the song Empat BUngkusan Pertapa
v4

Created By Nurum Mukharum With Suno AI