Baxar

541

Music Created By Abdi Mana With Suno AI

Baxar
v4

@Abdi Mana

Baxar
v4

@Abdi Mana

Lyrics
Sheekh Yusuf Baharow nuurkii badaaha
Mowlhaa kuu doortay,
Baaydka ailmi iyo diin,
Beerta suubban lagu beero.
Ailmigiiyoo aamalbaa waad dahashay ood kuu faantaayi

Shaalilaa sheek Yusuf Bahar waliyoow

Shaalilaa sheek Yusuf Bahar waliyoow

Maarkii dadkuu oodkaa ga maqlaan , waxaad nooqotaa laambaad,
Waxaad ahaayd bishaaro , baryo iyo duco waadata,

Shaalilaa sheek Yusuf Bahar waliyoow
Shaalilaa sheek Yusuf Bahar waliyoow

Bukaan iyo baahanba, bogsiin baad u sidatay.
Keyiidkii awliyaa da tahay, karaamiyo tusmooyinkii,
Kaarti iyo xigmadiyo, kalgaa ayl baad wadaa ta

Shaalilaa sheek Yusuf Bahar waliyoow
Shaalilaa sheek Yusuf Bahar waliyoow,
Aqli iyo garasho,

Muurti iyo , abwaanimoo,
baxarow adaa dhaahlayi

Qofkii raa a dariiqiis,
Raxmad buu heli doonaa,
Sheekh Yuusuf magi isu,
Sharaf buu mudan yahay.
Sharaf buu mudan yahay.

Wuxuu ahaa waali sugan,
Wanaaga aan ka wee aan,
Wa adigiisu waa raahmaad

Allahayow na garaab dig,
sheek abdisaalam iyo
sheek maxaamuud yaasin
Nabigenaa suubanow salaan,
Awliyada qiimaha leh,
Intay ku sujuudean ayaad garab tahay.

Shaalilaa sheek Yusuf Bahar waliyoow
Shaalilaa sheek Yusuf Bahar waliyoow,

Shalila yaa Baxari... yaa baddii Karaamo,
Shamsigu kaa iftiimay... yaa sheekha
Sharaf ... yaa sahibaal siyaara
Shalila yaa Baxai... yaa badhkii baraka
irkii wuu furmay... barwaaqo baa dhaxday,
Style of Music
Djembe hand drum beat

You Might Like

Cover of the song Małgorzata
v5

Created By Jerzyna K With Suno AI

Cover of the song kom o smaka 3
v4

Created By Berit Näslund Niord With Suno AI

Related Playlist

Cover of the song DIME QUE HARAS
v4

Created By Erick Habram With Suno AI

Cover of the song Dziewczyna w Kolcach
v4

Created By Julia Jęczkowiak With Suno AI

Cover of the song Chulen
v4

Created By Koi Hallo With Suno AI